Dowlada Somalia oo ciidamo badan iyo Saanad milateri ka duulisay Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa Boqolaal ciidamo ah saaka ka duulisay magaalada Muqdisho, iyagoo kub sii jeeda degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Gobolka Gedo mudooyinkii ugu dambeeyay Waxaa gaaray ciidamo ka tirsan dowladda xili khilaaf ba’an uu u dhexeeyo maamulka Jubbaland iyo dowlada dhexe. Degmada Baardheere, Dhawaan Waxaa laga qaaday Ciidamo kuwaasi oo la geeyay Degmada Luuq … Continue reading Dowlada Somalia oo ciidamo badan iyo Saanad milateri ka duulisay Muqdisho